
Magaciisa waa muxamad waa Maistaraha & masuulkii Arsenal usoo wakiilatay bur burinta halisaha kayimaada Man utd, Ciyaaryahanka khadka dhexe ee u dhashay wadanka Masar ayaa sii wata qaab ciyaareedkiisa wanaagsan ee Arsenal
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Masar Mohamed Elneny ayaa ka qeyb galay guushii ay Arsenal ka gaartay Manchester United, kulankii 34-aad ee horyaalka Premier League.
Elneny waxa uu ahaa ciyaaryahan muhim ah ciyaarta bilow ilaa dhamaad, iyadoo kulankan & kii ka horeeyey