Sports

Codbixinta Doorashada Faransiiska Oo Bilaabatay Iyo Macron Oo Rajeynaya Inuu Ka Guuleysto Le Pen – Borama News Network






Malaayiin qof oo ka mid ah shacabka Fransiiska ayaa maanta oo Axad ah u dareeraya goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan madaxweynaha xakumi doona afarta sano ee soo socota.

Doorashada maanta oo ah wareega labaad ee ugu danbeeya, ayaa waxaa ku tartamaya madaxweynaha hadda talada haya Emanuel Macron iyo hoggaamiyaha xisbiga midigta fog ee Marine Le Pen.

Haddaba faah-faahinta doorashadan iyo waxa laga filan karo, ayuu wariyaha VOA-da ee London, Ridwan Xaji Cabdiwali ka wareystay Maxamed Salad Cali oo ah saxafi daggan magaalada Paris.








Source hyperlink

Leave a Reply

Your email address will not be published.